Kiingereza hadi Kiswahili: Fresh Bucks General field: Uuzaji Detailed field: Kilimo | |
Matini asilia - Kiingereza Fresh Bucks is made possible through funding from the City of Seattle Sweetened Beverage Tax. | Tafsiri - Kiswahili Fresh Bucks waxaa suurto galiyay maalgalin laga helo lacagta kasoo xaroota Canshuurta Cabitaanada Sonkoraysan. |
Kiingereza hadi Kisomalia: Arts and Culture General field: Sanaa/Fasihi Detailed field: Elimu/Mafunzo | |
Matini asilia - Kiingereza The Office of Arts & Culture’s Neighborhood & Community Arts (NCA) Program supports creativity at a grassroots level by investing in recurring festivals or events that promote arts and cultural participation, celebrate diversity, build community connections, and enhance the visibility of neighborhoods through arts and culture. | Tafsiri - Kisomalia Office of Arts & Culture’s Neighborhood & Community Arts (NCA, Xafiiska Farshaxanka iyo Dhaqanka uqaabilsan Barnaamijka Farshaxada Xaafada iyo Bulshada) ayaa taageeraaya hal abuurka biloowga ah asagoo maalgalinaaya munaasabado iyo xaflado joogto ah kuwaasoo lagu hormarinaayo kaqaybgalka bulshada ee farshaxanka iyo dhaqanka, loogu dabaaldagaayo kaladuwanaanshaha bulshada, lagu dhisaayo iskuxirka bulshooyinka, laguna muujinaayo hal abuurka xaafadaha ayadoo la adeegsanaayo farshaxanada iyo dhaqanka. |